Muuse Biixi Oo Madaxtooyada Kula Shiraya Shirgudoonka Baarlamaanka & Gud. Maxkamada Sarre.

0
Monday February 12, 2024 - 13:22:00 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1995
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Oo Madaxtooyada Kula Shiraya Shirgudoonka Baarlamaanka & Gud. Maxkamada Sarre.

    "Waxaana La filayaa inay ka Wadahadlayaan Xeerkii Doorashooyinka"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxaana La filayaa inay ka Wadahadlayaan Xeerkii Doorashooyinka"



Hargaysa (HWN) Waxa kulan Maanta Madaxtooyada ku yeelanaya   Muuse Biixi, Shirgudoonka Labada Golle iyo Gudoomiyaha Maxkamada Sare , Waxaana La filayaa inay ka Wadahadlayaan Xeerkii Doorashooyinka ee Horyaal Gollaha Guurtida ee la filayay İnay maanta Guurtidu Meel Mariso, balse Gudoomiyaha Guurtidu fasax galiyay ilaa Sabtida Goliha Guurtida.



xeerarkan ayay hore labada shirgudoon ugu heshiiyeen in degdeg loo meelmariyo, balse hada waxa uu umuuqdaa in Golaha Guurtida uu ku adkaaday meel marinta heshiiskaasi.


Dhinaca kale xarunta golaha Guurtida waxaa soo buux dhaafiyay xildhibaanada golahaasi inkasto oo Gudoomiye Saleebaan fasax kooban shalay geliyay golaha Guurtida.
 
Loading...
Loading...