Waxgaradka Awdal oo Digniin u Diray Kooxo Qurbo Joog ah oo Fidno Wada.

0
Monday February 12, 2024 - 11:23:58 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1218
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxgaradka Awdal oo Digniin u Diray Kooxo Qurbo Joog ah oo Fidno Wada.

    Waxgaradku waxa ay sheegeen in fikirka kooxaha qurbajooga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxgaradku waxa ay sheegeen in fikirka kooxaha qurbajooga



Odayaasha iyo waxgaradka Gobolka Awdal ayaa sheegay in aan dadkooda lagu soo dhex tuuri karin wax ay ugu yeedheen fidmo la yidhaahdo ‘Awdal State’.


 

Waxgaradka reer Awdal waxa ay sheegeen in dalkoodu nabad yahay oo aanay aqbali karin in mustaqbalka carruurtooda ay burburiyaan koox dibad wareeg ah oo qurbaha ka soo bu’ayaa.



 

Waxgaradku waxa ay sheegeen in fikirka kooxaha qurbajooga ahi la wareegayaan uu yahay riyo aan soconayn oo ay la dagaalamaan.


 

"Amni, waxbarashadii Madaarista iyo jaamacadihii ayaanu gobol ahaan haysanaa. ma aqbalayno waxa lala wareegayo iyo inamo carruurtoodii qurbaha geystay inay annaga noo soo heesaan, mana aqbalayno,”ayey yidhaahdeen odayaashu.


 

Waxa kaloo ay sheegeen in cid kasta oo doonaysa inay dumiso dalka ay tallaabo ka qaadi doonaaan

Loading...
Loading...