Faqash Fuulxumada Guud,Faankay Ka Simantahay,Wayse Kala Fac Weyntahay.

0
Monday February 12, 2024 - 10:38:10 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 702
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 10
  • Share via Social Media

    Faqash Fuulxumada Guud,Faankay Ka Simantahay,Wayse Kala Fac Weyntahay.

    Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.



Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


 

Falawaali Qaarba,Fuulay Laamo Foorora,

Fiqi Baana Kow Ka Ah,Farmaaju,Ismoodayo,



Fashilada Habargidir,Faras Saaray Koora,

Fagaara Ma Dhaafoow,Fule Guul Ma Keena,


Faragelinta Jiiran,Falaadhedu Kugu Maqan,

Faqash Baanad Tahayo,Foojignaana Mayside,


Faylal Furatay Fara Badan,Fadalbana Ku Xiga,

Fiirsi Hadal Umaad Odhan,Fiiqsi Caano Ma Dhamin,


Faafyoo Warkaagii,Fogaayo Gaadh Abbiiyeeye,

Faraha Waxa Laguu Gelin,Deriskaad U Faanayso,


Maalin Aan Fogeyn Filo, Faalka Waxa Ka Soo Baxa,

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...