'' Cali Saleebaan Vs Cismaan Maxamuud ''. Ahmed Nour Guruje

0
Monday July 08, 2019 - 15:36:57 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 4289
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Cali Saleebaan Vs Cismaan Maxamuud ''. Ahmed Nour Guruje

    Waaggii dawladii kacaanka 1989 waxaa dagaal soo noqnoqday dhex maray labadda beelood

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waaggii dawladii kacaanka 1989 waxaa dagaal soo noqnoqday dhex maray labadda beelood

ee Cali Saleebaan iyo Cismaan Maxamuud , kuwaasoo dagaalo badani ku dhax mareen Gobolka Barri ee Waddanka Soomaaliya .

 

Ka dib markii heshiis nabadgelyo la dhigay , xukuumaddu waxay soo saartay go'aan odhanaya in beeshii mar danbe xageedda wax ka yimaadaan ay iyadu talaabo ka qaadayso .

 

1989 ayaa dhinaca Beesha Cismaan maxamuud ee degmadda Qardho wax ka soo noqdeen , sidaa darteed Xukuumaddii Kacaanku waxay ku qaaday Guluf xoogle oo ka kooban 4 kun oo askari oo isugu jirra Milateri , Boolis iyo daraawaash , waxaa gacanta laggu dhigay guud ahaan wixii geel ay haysay Beesha Cismaan Maxamuud , ragiina waxaa la xidh-xdhay , qasab ayaana nabad laggu yeelsiiyey .

 

Maantana Xukuumadda Somaliland waxaa u taala in ay qaado talaabo la midda tii Xukuumaddii Maxamed Siyaad oo cidda Nabadda diida , laggu qasbo Nabadgelyadda , arrintaas oo waafaqsan heshiisyaddii Beelaha Somaliland ee Sheekh 1993 , Boorame 1993 , Hargaysa 1997 iyo Shareecadda Islaamka ba .


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...