Maxamed Ilig Oo Saaka Maxkamad Lageeyay.

0
Saturday February 10, 2024 - 11:22:44 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1789
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxamed Ilig Oo Saaka Maxkamad Lageeyay.

    "Wariye ilig, ayaa Hargeysa ku xidhan muddo dhan 36 maalmood "

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Wariye ilig, ayaa Hargeysa ku xidhan muddo dhan 36 maalmood "




Hargaysa (HWN) Maxkamadda gobolka Madoodi-jeex ayaa maanta markale todoba maalmood oo rummaan ah (xabsi ku-siihayn) u jartay wariye Mohamed Ilig.



Wariye ilig, ayaa Hargeysa ku xidhan muddo dhan 36 maalmood iyadoo aan weli eed rasmiya lagu soo oogin.


Maxamed Ilig ayaa laqabtay xili uu dood  daadihinayay, iyadoo rag lagu sheegay ciidan ay qaateen qayb kamid ah qalabkii uu ku shaqaynayay MM-TV.


sidoo kale masuuliyiin xabsiga ku booqday ayaa sheegay in jidhdil loogaystay.
Loading...
Loading...