Dad Muhaajiriin Ah Oo Xeebaha Tunisia Ku DHhintay

0
Friday February 09, 2024 - 06:44:01 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 538
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dad Muhaajiriin Ah Oo Xeebaha Tunisia Ku DHhintay

    "Labo qof oo keliya oo la socday dadkaas ayaa ka badbaaday."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Labo qof oo keliya oo la socday dadkaas ayaa ka badbaaday."




Mas’uul ka tirsan maxkamadda dalka Tunisia ayaa sheegay in inta la og yahay saddex iyo toban qof oo tahriibayaal ah ay dhinteen, kaddib markii doontii ay la socdeen ay kula degtay xeebahaas.



Meydadkooda ayaa la helay, halka todoba iyo labaatan kale la la’yahay.


Labo qof oo keliya oo la socday dadkaas ayaa ka badbaaday.


Dadkan ayaa dhammaantood la sheegay inay ahaayeen dad reer Suudaani ah.


BBC
Loading...
Loading...