Adkaato Adkaato,Arimihii Xumaado,Abayaashi Gaadhaye, Allahayow Nadaa Jira.

0
Thursday February 08, 2024 - 09:47:51 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 662
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Adkaato Adkaato,Arimihii Xumaado,Abayaashi Gaadhaye, Allahayow Nadaa Jira.

    Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.



Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B,


 

Oday Ina Abeesow,Inankaaga Soo Qabo,

Haddii Kale Adaw Xidhan,Amarkii Maraya,


Afka Gacanta Saar Iyo,Talo Amus Weeyaan,

Aflagaado Iyo Cay,Muu Odhan Abwaankuye,



Sharcigay Aradiyeen,Asturaadna Aan Helin,

Awood Lagu Hagaajoiyo,Itaal Baad U Weyden,


Aduun Laguma Waaree,Wayse Iman Ayaamuhu,

Ururadii Cusba Iyo,Asxaabtii Ma Xidhanyiin,


Aqaladii Golaha Iyo,Aqoonyahan Ma Jogaan,

Itaalkiisa Beysteyn,Aad Bay Ugu Tilmaameen,


Ilig Iyo Abees Iyo,Ishaa Cali Wax Laga Baray,

Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...