Heshiisku Danbuu U Yahay,Dalkeenan Somaalilaan,

0
Wednesday February 07, 2024 - 10:06:05 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 441
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Heshiisku Danbuu U Yahay,Dalkeenan Somaalilaan,

    Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.



Bismillah Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


Waxkasto Xamar Diidan Tahay,Dalkeena Danbu U Yahay,

Waxay Xamar Doonqayaana,Dadkeena Dhibu Ku Yahay,



Dariiqaynu Kala Maraye,Dar Weye Aan War Deeqahayn,

Dulmiga U Yaqaan Wanaag,Dantood Aan Garan Haynin,


Durbaan Been Ah Bay Tuntaan,Dadkoda Ku Mashquliyan,

Daacada Way Neceb Yahiin,Dilka Iyo Dhacu Waw Xalaalo,


Diinteenay Been Ka Sheegayaan,Dal Aanay Lahayn Rabaan,

Deriska Waa Lala Dhaqmaa,Dantaadu Markay Gashoo,


Dagaaluun Laguma Wadee,Wax Baad Kala Doorsataan.

Damiimkay Ka Dahsoontahaye,Dunidu Waa Kala Macaash.


Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...