"Walee waraabaw, waa lagu nacay. Adna waad iska ( uuuuuuu leedahay ) Cali Biixi

0
Monday February 05, 2024 - 18:34:34 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 765
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    "Walee waraabaw, waa lagu nacay. Adna waad iska ( uuuuuuu leedahay ) Cali Biixi

    Nin baa hal qudha lahaa , Hadhii baa rintay ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nin baa hal qudha lahaa , Hadhii baa rintay ,



Sheko xikmad leh.


Nin baa hal qudha lahaa , Hadhii baa rintay ,
12 ban bilood buu ka dhur sugaayay , sidii uu caano uga dhami lahaa .


Markii ay dhashay ee lays lahaa
ad-maashiin , ayaa maalmo kadib ,
ayaa WARAABE cunay HASHII .

Habeenkii danbe ayuu ciyay WARAABIHII ( uuuuuuu) (waa codka waraabaha ) .

Ninkii Hasha uu ka cunay baa yidhi :
*Adna aayar baad iska (uuuu) leedahay) inta lagu nacayna ((ma ogid).

Waagu markuu beryo ,
bal waa meesha aad gashaa
Waraabaw ,
bal waa meesha aad iga gashaa , waanaynu isnaqaanaa .

Ninka Hasha waraabuhu ka cunay , wuxuu ahaa nin geesiya oo lawada yaqaano oo soojireen ahaa oo guusha cidi kala tegin .

Iminka adna Saleebaan Gaalaw ,
weli waad hadlaysaa , inta lagu nacayna ,
Ma ogid .


Cali Biixi
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...