(Tusaale Hogaamiye Gulaystay Abu-Bokor Sadiiq Q 8aad E Barnamijka Hogaan Iyo Horumar ENG Mohamed Aden Hassan)

0
Monday July 08, 2019 - 08:46:17 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1412
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    (Tusaale Hogaamiye Gulaystay Abu-Bokor Sadiiq Q 8aad E Barnamijka Hogaan Iyo Horumar ENG Mohamed Aden Hassan)

    Abu-Bakar sadiiq waxa u ahaa hogamiyihi la doortey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abu-Bakar sadiiq waxa u ahaa hogamiyihi la doortey

ka dib geeridii nabi maxamed scw scw scwwaliba lagu doortey hab saxan oo wanaagsan o ay tahay in lagu daydo.


Abu-Bakar waxa u ahaa saaxib wanaagsan o nabi maxamed scw scw scw scw ayuu ahaa saaxibkiis waliba la halgamay si ay diintu u fido.



Wanaaga iyo waxtarka Abu-Bakar sidiiq maaha wax la soo koobi karo oo ka dhamaan mayno laakin hogaamiyahan cajiibka ah waxaynu kaga dayan karaynaa gabi ahaanba sida wanaagsan e u fidiyay diinta islaamka isaga o an waxba ka hakran fidinta diinta islaamka si lamida ka dib geeredii nabiga markii la doortey go’aanadi fiicnaa e u qaatay xiligii dadka qar diinta ka ridooben iyo waliba habkii u u maamuley dadka ka dib geeradii nabiga scw scw scw.


Abu-Bakar waxa u ka mid ahaa 10 kii saxabi e janada logu bushareyey iyaga oo nool.

Ugu danbayn aynu Abu-bakar raacno sidii u maamuli jirey umada muslimiinta ka dib geeradii nabi maxamed scw scw scwhabkii iyo nidaamkii cadaalada ku dhisnayd iyo horumarki la gaadhey iyo waliba diinti o si fidey dad is wada raacay oo gacmaha is qabsaday waa guul iyo gobonimo .

 

 

ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH

BY: Mohammed Adam Hassan

Engineer and Politician Researcher And writer

Hogaan IYO Horumar.

 

 

DOORO HOGAAMIYE WANAAGSAN OO HORUMAR KEENI KARA IYO ISBADAL DUNIDANA INA GAADHSIIN KARA.

E-MAIL:  [email protected]

Tell:         0634394700.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...