Toban Qodob Oo Xaqiiq Ah Oo Loo Khabaynayo Heshiiska Muse Iyo Abe Axmed Kala Saxeexdeen.

0
Saturday February 03, 2024 - 11:26:38 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 941
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Toban Qodob Oo Xaqiiq Ah Oo Loo Khabaynayo Heshiiska Muse Iyo Abe Axmed Kala Saxeexdeen.

    Bad Iibinta Muse Iyo Dumintii Laascaanood Xidhiidh..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bad Iibinta Muse Iyo Dumintii Laascaanood Xidhiidh..



Ugu Horayn Somaalidu Way Taqaan Muse Biixi Falsafadiisa (Sida Uu U Fikiro Iyo Sida Uu U Noolyey) Abi Axmed Na Waa La Yaqaan . Mid Walba Xaaladda Wadankiisu Ku Suganyey Wey Ina Hortaal Oo Mid Walba Intii Gacanta Dal Iyo Dad Ugu Jirtay Meel Uu Kaga Waramo Aanuu Garanayn. Somaalidu Waxay Tidhaa Qof Aad Taqaan Waad La Joogtaa. Hubaalna H



 

Heshiiskii ( Mou) Wuxuu Beedka Uga Soo Bixi Layey Aad Baa Loo Falanqeeyaa Afarta Dal Ee Tooska U Khuseeyo Ee Ah Somaliland, Ethiopia. Somalia Iyo Jabouti. Arimaha Qaar Weli Wa (Mystery) Wax Hadda La Fahmi Karin Ee Gadaal Kasoo Bixi Doona Laakiin Anigu Toban Qodob Baa Ukuntaa (Mou) Ku JiraWelina May Dilaacin. Ethiopia Waxay Rabto Wey Caddaysay Oo Bad Bilaasha Oo Dawlad Goboleed Ka Iibiyo Oo Muse Uu Lacag Qaato Taariikhda Gaalada Sidaa Ku Galo Iyo Taariikhda Xabashida Somalina Dan Uusan Ka Lahayn.


 

1- Bad Iibinta Muse Iyo Dumintii Laascaanood Xidhiidh Weyn Baa Ka Dhexeeya.

 

2- In Xukunka Sida Afa Warqi Ka Dhigto Oo Doorashooyin Ku Shubasho Ah Iyo Keli Talisnimo Ku Wato.

 

2- In Shirkadda Laydhka Ah Uu Share Ku Leeyey Ethiopa Kasoo Jiido Biyo Xidheenka Ethiopia.

 

3- Shirkii U Dambeeyey Ee Muse Biixi. Xassan Sheekh Iyo Ismail Umar Geelle (Mou ) Toos Buu U Khuseeyey Ama Muu Khusayn Ee Waa La Is Khiyaameeyey Iyana Waa Qaybta (Mystery) Ah Ee La Sugayo.

 

4- Mudo Dheerbay Arinku Soo Socday Oo Markii Farmaajo Iyo Abe Axmed Ay Muse U Yeedheen Buu Soo Bilawday.

 

5- Seddex Sano Ka Hor Nin Maraykana Ayaa 20 Kilo Metre Ee Aquare (Laba Jibaaran) Sii Sheegay Oo America Journal Ku Qorray.

 

6- Nasiib Darada Ethiopia Waxaa Kusoo Beegmay Dagaalka Qaza Iyo Baabal Mandab Dagaalka Xuutiyiinta.

 

7- Kacdoonka Somalida Iyo Dunida Oo Ka Qaybqaatay Iyo Dagaalada Ka Socda Ethiopia Siday Uga Qaybqaateen.

 

8- Dadka La Moodayo Inay Badbixinta Muse Raacsanyihiin Oo Kasoo Horjeeda Oo Muse Taa Ogaaday Reerkiisa Ugu Badan.

 

9- Xisbiga Wadani Oo Sir Badan Ka Helay Heshiiska Muse Saxeexay Iyo Marin Habaabinta EthiopiaBixisay.

 

10 - Western Ka Oo Kasoo Horjeestay Ka Dib Markay Derseen Marinbiyoodka Badda Cas Xaaladeeda Ku Soo Foolle .


 

 

 

Qoraa Bashe Buurdhegeyste.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...