Heshiiskii Xaqa Ahaa,Huwantu Wadnaha Jaray,

0
Thursday February 01, 2024 - 12:22:49 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 643
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Heshiiskii Xaqa Ahaa,Huwantu Wadnaha Jaray,

    Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha...



Bismilaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


Habartii Elhaaniyo,Faqashti Soo Hanbaabire,

Hantaataca Iyo Qaylada,Hugunkoodii Badayo,



Hurdadii Ka Tooso,Shabaab Bay Hubeeyeenoy,

Hargeysiyo Addiis Gala,Ayay Hadal Ku Goyeen,


Huuralayda Faqasha,Hore Maw Hagranayeen,

Halkan Way Yaqaanaan,Holacii Ka Soo Maray,


Soo Hawsan Maayaan,Hunbanida Ha Haystaan,

Habaar Nalagu Kariwa,Awood Nooma Haysaan,


Hargeysa Weeye Meeshani,Layskuma Habsaamo,

Hadal Yar Iyo Hawl Badan,Ugu Soo Hagaaguun,


Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...