Qormadan ku baro qiimaha saaxibtinimada.

0
Thursday February 01, 2024 - 11:25:37 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 401
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qormadan ku baro qiimaha saaxibtinimada.

    Nabigu scw waxa uu u xiisay kacab ibnu maalik..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nabigu scw waxa uu u xiisay kacab ibnu maalik..



Nin ayaa yidhi mubaridkii ahaa naxwayahanka caanka ahaa:- hebel ayaa i caayay oo inta aan u dulqaatay iska aamusay. Markasuu ku caayay adigana tabtii oo kale ayaan uga aamusay!


Mubarrid ayaa ugu jawaabay "inaad isla kay sinto maanay ahayn, oo inaad dhibka adiga laguu gaysanayo xamishaa waa dulqaad , se dhibka saaxiibkaa loo geysanayo inaad xamishaa waa dhabar jebin!"



Nabigu scw waxa uu u xiisay kacab ibnu maalik markasuu dadkii weydiiyay "war kacab maxaa helay?

Nin ayaa ugu jawaabay "waxa inaga reebay go'iisa shaalka ah iyo isu fiir fiirsigiisa faanka leh" isaga ooisaga oo doonaya inuu ku dhaliilo inu ogaan uga hadhay dagaalka .


Mucaad ibnu jabal ayaa kacay oo yidhi


"Waad hadal xun tahay!Walaahi rasuul alow waxaan wanaag ahyn kuma ogin ninkaas!"

Saaxiib! Saaxibkaa waa qareenka ruuxdaada iyo qayb qalbigaga kamid ah ee ka ilaali in agtaada lagu xanto, oo haka yeelin in qofna carabkiisa ku duro, ama hilibkiisa hortaada ku feento!


Saaxiib hadii aan kaa maqanahay wxa la iiga kaa sheegayo ha ii qaban

Ma rumaysanayo hadal xun oo la iiga kaa shegay ee ha rumaysan hadl xun oo la iiga ka sheegay adiga oo aan wax iga weydiinin

Hana odhan timir lafbaa ku jirta.


Hadii dadka oo dhan I tuhmaan adigu I bari yeel.

Ima dhibayso eedayntoodusida ay ii dhibayso inaad aaminto inay mahuraan tahay inan keeno cadayn muujinysa inaan dambigaas ku eedaysnayn.


Saaxiib ayaa yidhi isaga oo ka hadlaya saaxibkii "xataa hadii uu yidhaahdo wxaan ahay rabigiinii ugu sareeyay wxaan odhanyaaaayadii ayuu akhriyayaa"


Hadii aan arko isaga oo gadhkiisa khamro ka da'ayana wxaan odhanayaa khamri ayaa lagu daadiyay!


Waxaan kasoo dhex xushay buuga wan ku salaamay saaxiib

Maxamed Axmed Nuux

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...