Saylacba La Bixiyiyo,Siin Kamay Xanaaqine, Saxeexay Dhibtu Ahayd,

0
Wednesday January 31, 2024 - 10:50:35 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 392
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Saylacba La Bixiyiyo,Siin Kamay Xanaaqine, Saxeexay Dhibtu Ahayd,

    Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.



Bismillah Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]


 

Somaliweyn Meeday,Sulay Kala Dhaqaaqdayo,

Sagaashaniyo Kawdi,Kala Socotay Labadiiye,


Soo Jeed Riyoodoow,Maxaa Saylac Kaa Galay,

Somalilaan Weeyaane,Ku Sugnoow Intaadaas,



Suniyo Boog Ha Qooshane,Salka Dhigo Halkaga,

Soo Noqosho Malaho,Saxeeexiina Wuu Dhacaye,


Sooshay Garaadadu,Ku Siiyeen Ha Moodine,

Seeftuyay Ku Jiidhine,Sahal Laguma Iman Karo,


Samaroon Iyo Ciisaana,Aqoonsigiiba La Siiyayoo,

Siday Doonayeen Hele'o,Sanku Neeleh Ma Ogola,


Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...