Farmaajo Ma Wax Bay Wadaagan Maxamed Siyaad Barre:

0
Sunday July 07, 2019 - 20:30:37 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1941
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Farmaajo Ma Wax Bay Wadaagan Maxamed Siyaad Barre:

    Waxaan maalmahan arkaayey dad kala duwan oo FARMAAJO qeexaya siday u arkaan :

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan maalmahan arkaayey dad kala duwan oo FARMAAJO qeexaya siday u arkaan : arrimaha hoos baan kaga hadli waxaan hor marsanayaa in somalia iyo Somaliland ayna qof ahaa qurbo-joog ayna ka dhigan madaxweyna..wasiiro waa ok.. Qurbahu waxa uu leeyahay arrimahan :-

 

degdeg-fudeyd-xasid nimo-buufis-foojignaan-dareen kacsan-isla weynid-Sanif - kuqabso , ku qadi meysid..IWM.hadaad eegto madax-weynayaashii hore sida Xasan sh maxmud sheekh shariif,cabdillahi yusuf,Riyaale,Cigal

Siilanyo,Ragaasi waxay ahaayen rag wadanka aan ka baxin oo waxaas qurbahu leeyahay aan qabin..markaas Farmaajo waa qurbojoog waa run qodobadaas aan kor ku soo sheegay inuu kala yimid qurbaha..sidaas darteed in marka madxweyna la dooranaayo qof aan qurbaha u baxin loo doorto..baan labada dhinacba kula talin som & SLand..

 

Inkastoo qofku markuu 10 + sano joogo ay

arrimahaas yimaadan hadan #Faysal & #cirro

waxa ay joogen 5 to 6 sano oo iyagu Nasiib

bay lahaayen oo 10 sano ma gaadhin...

waxaan kaloo arkaa dad FARMAAJO iyo maxamed siyaad barre isku mid ka dhiga Waa isku qabiil laakiin waa kal duwan yahiin 100%, maxamed siyaad only waxa uu ahaa Nin ah keligii taliye ciladahaas dadka ku nool

Qurbahu leeyahiina ma laheyn taas waa in aan laysku qaldin laba isku qabiila oo aa U kala duwanaa weeyey,dhibkii ku dhacay Dalkii laysku odhan jiray somalia waxaa Sababay siyaad barre oo keligii taliye ahaa Oo dadkii naceen oo dagaalo sokeeya dhinac Kasta ka dhaceen..Farmaajo waa nin qurbojooga ah oo leh ciladahaas qurbahu Keeno...saleeban cali koore baan media Ka arkaayey oo Farmaajo barbar dhigaaya Siyaad barre nin keligii taliye xukun ciidan Dalka ku qabsadey buu siyaad ahaa saleeban Waxa uu ahaa isagoo xidigle ah ciidan kii Moorgan ee Hargeisa joogay ,markii dowladaas dhacday saleeban mudo sanad Ah buu ku dhuumanaayey Laascaanood Inagu ma garnkarno haduu dagaaldaas 1988 dhib geystay taas waxaa garan kara Ragii ay kuwada jireen ciidan kaas moorgan.

 

Wabilah towfiq

Siyaasi: Cabdinasir garaad Abshir

London..

 [email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...