Agaasimaha Guud Ee Baanka Dhexe Oo Tacsi Udiraya Ehelkii Uu Ka Baxay Oday Axmed Yuusuf Siciid

0
Sunday July 07, 2019 - 20:21:26 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1537
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Agaasimaha Guud Ee Baanka Dhexe Oo Tacsi Udiraya Ehelkii Uu Ka Baxay Oday Axmed Yuusuf Siciid

    Ilaahay Naxariistii Jano ha ka waraabiyo Axmed Yusuf Siiciid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ilaahay Naxariistii Jano ha ka waraabiyo Axmed Yusuf Siiciid
 oo maanta ku Geeriyooday magalada Bristol -UK.  Inaalilaahi wa inaa ilaahu raajacuun. Axmed waxuu ahaa oday aan marna ka nasan danta Guud meel kasta oo uu joogo, oo ka dhex muuqda bulshada Somaliland gudo iyo qurbaba. Lama iloobi karo kaalinta uu ku lahaa xisbiga Kulmiye min bilow ilaa maalinta uu dhintay. Nin ehlu diin ah, cibaado badan, af gaaban, waxtar badan oo gacan furan. Nin abaal dhigta gudana. Nin aamin ah oo lagu xusuusto ururkii bulshada ee magaalada Sheffield ee kolkii uu wareejiyey uh noqday ninka ugu horeeyey ee Soomali urur bulsho ku wareejiya lacag kumaakun kaash ah.


 Alle ha u naxariisto qabriga ha u nuuro hana uga dhigo beer ka mid ah kuwa Fardawsta sare ehel iyo asxaabna ha waafajiyo samir iyo duco
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...