Khasaaraaha Ka Dhashay Shil Gaadhi Oo Hargaysa Ka Dhacay Oo Ciidanku Ka Hadleen.

0
Monday January 29, 2024 - 10:17:57 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1086
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khasaaraaha Ka Dhashay Shil Gaadhi Oo Hargaysa Ka Dhacay Oo Ciidanku Ka Hadleen.

    "Labada Gaadhi ee isku dhacay ayaa kala ahaa Booyad iyo Gaadhi Shaamboo ah."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Labada Gaadhi ee isku dhacay ayaa kala ahaa Booyad iyo Gaadhi Shaamboo ah."




Hargeysa (HWN) Ciidanka Dab-demiska Hargeysa ayaa ka hawlgalay Shil Baabuur oo ka dhacay Magaaladda Hargeysa gaar ahaan Waddada 200, Ciidamadda  Dab-Demiska ayaa Soo Badbaadiyey saddex Qof oo kala ahaa Nin iyo laba wiil oo ku dhaawacmay shilkaas.



Labada Gaadhi ee isku dhacay ayaa kala ahaa Booyad iyo Gaadhi Shaamboo ah.


Ciidanka  Booliska,Ciidanka Wado Marista ayaa hawlgalkan goobjoog ahaa, waxaana markiiba la gaadhsiiyay cisbitaalka weyn ee magaalada Hargeysa.


Sababta shilkan Keentay waxaa gacanta ku haya ciidanka waddo-marista.


Ciidamada Dabdemisku wuxuu wadayaasha gaadiidka iyo bulshada ku wacyigelinayaa khatarta ka iman karta gaadiidka xawaaraha sare lagu wado, taasoo nafo badan enaga galaafatay.
Loading...
Loading...