Habaar Urury Hadimaad Tahiin,Cuqiyo Deebaaq Ah.

0
Thursday January 25, 2024 - 21:11:33 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 352
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Habaar Urury Hadimaad Tahiin,Cuqiyo Deebaaq Ah.

    Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.



Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]


 

Hadimiyo Dhibaata Wadaan,Hadiyo Goor Taagan,

Hawlaan Dhamaan Iyo,Xumahaad Abid Horsedan,


Hinaasaha Haweenko Kalaad,Hibasho Boydaane,

Heda Iyo Mawd Bay Ku Yiin,Horumar Doonkeena,



Hunguray U Noolyiin Dunidan,Laga Hayaamaayo,

Hacoogiyo Ka Liitaa,Hogaan Heegankaw Gelaya,


Huubiyo Xashiishiyo,Hanbaa Nalagu Heenseyey,

Halganki Muu Dhamaanine,Waka Heeganki Baxay,


Hadday Noqonse Mooye,Dhawan Hawlgala Jira,

Hoosaasin Uma Baahniniyo,Hadal Bilaashkooda,


Hubka Qaata Hootiyo Warmaha,Hoykasta Geeya,

Haaneed Nin Gaadhiyo Haween,Hura Nafto Toosa,


Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...