Dalku Horeba Diririyo,Dagaalbu Ku Jirayo,Dorashaan Wax Sheegayn.

0
Wednesday January 24, 2024 - 14:01:15 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 416
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dalku Horeba Diririyo,Dagaalbu Ku Jirayo,Dorashaan Wax Sheegayn.

    Duul Hogaamin Karayiyo,Dawladodi May Helin,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Duul Hogaamin Karayiyo,Dawladodi May Helin,



Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


 

Doorashiyo Dagaala,Daashaday Dadkeeniiyo,

Daayin Uma Darayno,Waxay Doonayeen Siiyeh,



Duul Hogaamin Karayiyo,Dawladodi May Helin,

Dibirka Iyo Siyaasiga,Ayaa Loogu Dawgalayon,


Degenaasho Iyo Nabada,Dalka Aan La Doonayn,

Dawlada Kuwii U Baahana,Danbarkeda Dhamaye,


Dushayada Ku Noolaa,Diidan Yahiin Kumaa Raba,

Danyarta Da'a Warkeedo,Dadweynu Ma Tebayaa,


Denbi Bay Abuurtaa,Dana Shacabku Kuma Qabo,E,

Haddii Aynu Deynaba,Toloow Yay U Daran Tahay,


Caanuhu Kuway Ka Daataan,Daaya Aynu Aragnee,

Ismail Andillahi Handuleh

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...