Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ka Hadlay Wakhtiga Doorashadu Dhacayso.

0
Sunday January 21, 2024 - 11:07:30 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2135
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ka Hadlay Wakhtiga Doorashadu Dhacayso.

    "Xeerarkii Doorashada isku sidkan ayay baarlamaanka Somaliland ansixiyeen"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Xeerarkii Doorashada isku sidkan ayay baarlamaanka Somaliland ansixiyeen"



Hargaysa (HWN) Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa saaka ku dhawaaqey inay diyaar u yihiin in wakhtigeeda ku qabtaan doorashooyinkii isku sidkanaa ee qorshaysnaa dabayaaqada sannadkan 2024



" Dhanka Kominshanka ma jirto wax caqabad ab oo dib u dhac ku keeni kara doorashooyinka …” ayuu yidhi Gudoomiyaha Komishanka Somaliland.


Xeerarkii Doorashada isku sidkan ayay baarlamaanka Somaliland ansixiyeen, waxaana hada uu xeerka doorashadu  horyaala Muuse Biixi oo laga sugayo in uu saxeexo.


dhanka kale waxa jira warar sheegaya in Muuse Biixi uu ka caga jidayo doorashada isku sidkan inay dalka ka dhacdo, tani ayaana keentay in xisbiyada Mucaaradku sheegeen in haddii la is-hortaago doorashada cawaaqib xumada ka dhalata uu Muuse Biixi qaadidoono.
Loading...
Loading...