Shil Diyaaradeed ayaa ka dhacay garoonka diyaaradaha ee Degmada Ceel-barde ee Gobolka Bakool.

0
Thursday January 18, 2024 - 12:17:33 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1208
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shil Diyaaradeed ayaa ka dhacay garoonka diyaaradaha ee Degmada Ceel-barde ee Gobolka Bakool.

    Warar hor dhac ah oo aan ka helnay dadka..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar hor dhac ah oo aan ka helnay dadka..

May be an image of 10 people and helicopter




Diyaarada oo la sheegy inay sidday gargaar ay ka qaaday Muqdisho ayaa kabaxay Dhabaha waxaana ay Dhexgashay Guri ka agdhow Garoonka Diyaaradaha Ceelbarde.


Warar hor dhac ah oo aan ka helnay dadka deegaanka ah ayaa xaqiijinaya in uu geeriyooday duuliyihii diyaaradda islamarkaana uu ku dhaawacmay caawiyihii duuliyaha.


Kalasoco Hadhwanaagnews wixii faah-faahin ah ee kasoo kordha Insha Allaah.

Loading...
Loading...