Been Laguma Faano,Dadku Barasho Weeyaane,Maydinka Bun Jebin Kara.

0
Thursday January 18, 2024 - 10:32:16 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 617
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Been Laguma Faano,Dadku Barasho Weeyaane,Maydinka Bun Jebin Kara.

    Tu Khaas Ahna Bahada H/W Iyo Akhristayaasha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tu Khaas Ahna Bahada H/W Iyo Akhristayaasha.



Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.Cw.R.W.B]

 


 

 

Baroortu Way Ka Weyn Tahay,Badbu Muuse Bixiyaye,

 

Baqqaaqdiinu Xamareey,Bud Dhigiinu Waa Meelo,



 

Baaloxoofto Iyo Beenta,Waa Horaanu Baranayo,

 

Biyo Nagama Qubayaane,Maydin Soo Badheedhan,


 

Baraqnugaylka Qaarkii,Bidhaan Weeye Fulanimo,

 

Birtaa Loo Afaystaaye,Buuq Dagaal Laguma Galo,


 

Barashaa Idiin Dhimane,Quwadanaad U Buaysaan,

 

Afrikaday Badhkeed Tahay,Barqay Kaga Xoroobeen,


 

Buslahii Talyaanigee,Idinku Qodanaayay Beeraha,

 

Beryahii Colaadaha, Banaadir Muu Dagaalamine,


 

Bariga Iyo Waqooyigay, Belaayadu Dhex Taalaye,

 

Baala Weyne Fulayaal, Maydinka Bun Jebin Kara.


 

Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...