Fariin Shacbigu Dirayaan Madaxwayne

0
Saturday July 06, 2019 - 21:08:36 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1167
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fariin Shacbigu Dirayaan Madaxwayne

    Madaxwayne shacbiga Waxay Rabaan In Kalsooni Kugu Soo Dhawayneyaan Mucaarid Iyo Muxaafid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwayne shacbiga Waxay Rabaan In Kalsooni Kugu Soo Dhawayneyaan Mucaarid Iyo Muxaafid
Waxay Ka Rabaan In Ay kuu Muujiyaan In Aad Tahay Madaxwoonahoodii Ay Jeclaayeen ee Hogaaminayey  Hadaba Madaxwayne Waxay Kaa Codsanayaan .in Aad La Tashato Aad Wada Tashataan Ood Lawada Tashato.
Waxay Maanta Ka Rabaan.


1- In Aad Gogol Wada Tashi Aha Furto.


2-In Aad Beelaha Wax Tabanayaa Aad Tabashadooda Wax Ka Qabato.

3-In Jabhada Caare Aad Soo Xareeyso.

4- In Isku Shaandheen Dagdag Aha Aad Samayso.

5- In Siyaasada Arimaha Dibadda Aad Kaabis Badan Kusamayso.

6-In Mucaarid Iyo Muxaafid Aad Arimo Isku Meel Dhigtaan.


Hadaad Sidaas Aad Samayso Ogoow Shacbiga Waad UHilisay Waxaad Martay Qaranka Horumarkiisa ..

Alaha Kugu Garabat Galo.

Gudoomiyaha Xarunta Horumarinta Bulshada .
Rajab Ismail Salah
0634416899......
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...