2024. Siyaasad ahaan waa

0
Tuesday January 16, 2024 - 09:52:21 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 441
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    2024. Siyaasad ahaan waa

    Xiisada Badda Cas ;Xuutiyiinta Yaman ,Iyo Iiraan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiisada Badda Cas ;Xuutiyiinta Yaman ,Iyo Iiraan


Sannadka ay tahay in la magacaabo kan ugu khatarta badan bilow ahaan. Waxaan jeclaan lahaa inaan rajo yeesho, oo u noqdo sanad ka duwan kuwii ina a so dhaafay,laakiin ma awoodo Una Malayan maayo : Marka laga eego aragtida khatarta siyaasadeed ee caalamiga ah, kani waa sanadka ugu khatarta badan ee aan la hubin Lana saadalin karin .


2024 Warbixinta Khatarta ugu sareysa, saddex dagaal ayaa maamuli doona arrimaha adduunka: Ruushka vs. Ukraine, hadda waa sannadkii saddexaad; Israa'iil vs. Xamaas xasuuq iyo gumaad aan loo Abo yeelin addunka u Ku dawanayo,



Xiisada Badda Cas ;Xuutiyiinta Yaman ,Iyo Iiraan oo Ku lifaaqan vs dalalka reer galbeedka , xiisadda Geeska Afrika oo aan wax yar ka xuso:itiopa iyo damca qaawan ee Ku.Doonayso dul iyo bad, [Itoobiya waxa ay u baahan tahay in ay badda hasho , hadii aanu nahay Somaliland ictiraaf baan u baahanahay, markaa waad aragtaan sida baahiyahaas wax looga qaban karo] wa hadal murti yeedkii Dawladda Somaliland wasaradda Arimaha Diebadda.”Somaliland iyo doorashooyinka lala meersanayo


wa bilowgii sanadkan waxaanii muuqdu in Caalmaka ay dhibsatooyin farabadani Ku fod leeyihin.;Maraykanka vs. laftiisa, doorashadna Madaxweynaha iyo ololaha xanafta wata,


Russia vs Ukraine… way ka sii daraysaa. Ruushka hadda wuxuu leeyahay hindisaha goobta dagaalka iyo faa'iido maaddi ah, halka Ukraine ay u taagan tahay inay lumiso xiisaha iyo taageerada caalamiga ah ee muhiimka ah ee Maraykanka.


Aragti ahaan arinka Addunka ugu khatarsan oo ah:Kulaylka caalamiga ah iyo dhibaatooyinka isbeddelka cimilada


Waxaa hawada Ku jira oo Ku si kordhay kaarboon badan"dioxide "ah (iyo methane)iyada oo wax badan oo

saameeya Ku yeelan doonata qof kasta siiba inta badan kuwa ugu saboolsan.

gunaanad:


Isagoo ka hadlaya kacaankii Ruushka Leon Trotsky(Aabihi kacanka Bolshevik) waxaa laga haya laga yaabaa inaanan rabin dhibaato, laakiin adduunkan, dhibaatadu runtii way ina rabtaa.


Mohamed Yusuf Abdillahi diirqadhaadh

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...