Tartanka Maamul Goboleedyada Somaliya Ee Ka Socday Muqdisho Oo Lajoojiyay & Sababta.

0
Tuesday January 16, 2024 - 07:11:22 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 805
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tartanka Maamul Goboleedyada Somaliya Ee Ka Socday Muqdisho Oo Lajoojiyay & Sababta.

    "Warsaxaafadeedka waxaa kalo lagu sheegay in ay muhiim tahay in la helo masuuliyad"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Warsaxaafadeedka waxaa kalo lagu sheegay in ay muhiim tahay in la helo masuuliyad"


Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ayaa soo jeediyay in ay muhiim tahay in tartanka maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir uu sii socon inta laga helaayo habka masuuliyadda tartanka.



Warsaxaafadeed uu soo saaray xiriirka waxa ay ku cambaareeyay falkii lagula kacay baskii ciyaartoyda xulka kubbadda cagta koonfur galbeed, waxayna ku tilmaameen in uu ahaa mid ka horjeeda xeerka maamulka ciyaaraha.


Warsaxaafadeedka waxaa kalo lagu sheegay in ay muhiim tahay in la helo masuuliyad wadareed lagu maamul ciyaaraha.


Ciyaaraha maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir waxaa qaban qaabiyay wasaaradda ciyaaraha siyaasad ahaan halka farsamada ay lahaayeen xirirka kubada cagta Soomaaliyeed.
Loading...
Loading...