Heshiiskii Muse Soo Saxeexay Wuxuu Noqday - Kaalay Na Gumayso Xabashiyaw.

0
Monday January 15, 2024 - 10:30:06 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 692
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Heshiiskii Muse Soo Saxeexay Wuxuu Noqday - Kaalay Na Gumayso Xabashiyaw.

    Markaa Reer Awdal Midbaa La Gudboon. Reer Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Markaa Reer Awdal Midbaa La Gudboon. Reer Somaliland


Muse Biixi Wuxuu Sariirtiisa Ku Hoos Qarinayaa Faylkii Uu Intuu Keligii Cararay Soo Saxeexay Ee Ahaa Kaalay Xabadhiyaw Na Gumayso. Welina Wuu Qarinayaa Wax Been Been Ahna Wuu Ku Sheekaynayaa.


 

Arinkani Wuxuu La Mid Yahay Siday Gaaladu Ku Soo Gashay Falastiin Maantana Halkay Marayso Waad Arkaysaan.



Markaa Reer Awdal Midbaa La Gudboon. Reer Somaliland Midbaa La Gudboon, Somaaliyoo Dhan Midbaa LaGudboon , Dawladda Federaalka Midbaa La Gudboon, Maamulada Dawlad Goboleedyada Midbaa La Gudboon, Dawladaa Muslimka Midbaa La Gudboon Ugu Dambayn Culimada Somaliland Midbaa La Gudboon.

 

Waxaynu Wada Ogsoonahay In Ethiopia Tahay Cancer Ka Somalida Iyo Cancerka Muslimiinta.


Muse Isaga Meel Iska Dhiga Wuxuu Noqday Ninkii Xabashiga Ahaa Ee Kacbada Iyo Muslimiinta Dhulka Xabashida Kaga Soo Duulay, Calaamadii Nebi Mohamed (Csw) Sheegay Ee Lugaga Iinta Leh Ee Dhuudhuuban Wuu Leeyahay, Habeen Baa Shaydaan Dayaarad


Saaray Isagoon Dawlad Iyo Shacab Midna Wax U Sheegin Buu Soo Saxeexay Heshiiskan Kaalay Xabashiyaw Na Gunayso. Marka U Horaysa Ee Ciidanka Xabashidu Saylac Iyo Lughaya Yimaado Waxaa La Dhisi Doonaa Kiniisaddii Lafta-Nagaa.


 

Ayadaha Quraanku Waxay Allah Inoogu Sheegay Marka Binu Adam Ku La Kulmaan Baqasho Iyo Ammaan La Aan ,Qaar Ka Mida Ayaa Fidiya Been Iyo Jiha Wareerin Laakiin Allah Wuxuu Raaciyey Ha Fidinina Beenta Idinka Bajisaye U Celiya Arinka Kuwiina Aqoonta U Saaxiibka Ah Oo Lafa Gura Arintaa Baqdinta Iyo Nabad Gelyo Darada Keentay.


Imika Heshiiskan Muse Hungurigu U Geeyey Ee Kaalaya Xabashiyey Na Gumaysta Ah Qaar Kuwaa Quraanku Sheegay Oo Waa Nimco Iyo Horuumar Ku Doodaya Ka Darane Ka Beentiisii Hore Qoyantay Ee Shalay Lahaa Mayor Mooge Dawladda Hoose Waxba Kama Yaqaan Oo Meel Uu Shaqada Kaga Hagaago Ma Garan Doono ( Waa Hassan Sixir) Ayaa Imikana Leh Xabashidu Waa Walaalahayo Barwaaqay Noo Waddaa.


 

Heshiiskan Muse Xabashi La Saxeexday Waxaa Ku Qoran In Muse Shirkad Elecrigga Bixisa Somaliland Oo Kuwa Kaloo Dhan Xidha Xabashidu U Samayso , Share Weynna Isaga Ka Siiso Ethiopian Airline Ta Xukunkana Sida Afawarqi Ku Ilaaliso. Inta Heshiiska Sariirta Hoosteeda Uu Ugu Qarinayaa Waa Intaa.


 

1- Reer Awdal Midbaa La Gudboon Waa In Difaaca Gobolkooda Uu Noqdo Caqiidadooda 2aad , Waa Inay Hadda Ku Yaacaan Gobolka Awdal Oo Magaalo Kasta Tagaan Oo Sawiraan Waxna Ka Qoraan Si Marka Xabashidu Timaado Ee Wax Ka Bedesho Gobolka Aynu Labada Xaaladood Isu Barbar Dhigno Oo Khasaaruhu Halkaa Ka Muuqdo.


 

Reer Jabuuti Hal Baa La Gudboon, Jabouti Base Gaalo Iyo Deked Ethiopia Laga Quudiyo Weeye (That Is The Real Definition Of Djabouti). Djabouti Xabashibaa Qaadanaysa Maalinta Awdal Xabashiyi Degto, Ismail Waa Ruug Caddaa Wuu Fahansanyey Aritaa. Ismacil Aw Difaac Awdal Waa Hoygaagii Asal Ka Ahaa.


 

Somaliland Waxaa Ogaataan Inuu Kililka Lixaad Noqonayo Ee Xabashida Hargeysa Xeebta Lughaya Illaa Lawyacado Illaa Xuduuda Boorame , Somaliland Inta Kalena Somalia Bay U Tegaysaa. Waxay Noqondoonta Inan Gurigoodii Ka Baxsatay Oo Mudo Maqnayd Oo Iyadoo Uur Leh Soo Noqotay.


 

 

Dawlad Federalka Waa Inay Action Qaaddaa Ay Ku Eryayso Safiirka Ethiopia. Hawada Ka Xidhaa Xidhiidhka 100% U Jirtaa Dagaalka La Gashaa Xabashida.


Dawlad Goboladeedyadu Waa Inay Awdal Ciidamo Keenaan Waa Ethiopia Waa Cancer Ku Fididoona Wadanka Somalida Diinta Islaamkana Xiiri Doona. Somalidu Diinta Aqoon Uma Laha Laakiin Wey Ilaaliyaan Ka Kaca.


 

 

 

Wa Bilaahi Tawfiiq

 

Qoraa Bashe Buurdheyste.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...