BURCO: Maayarka & Ku Xigeenkiisa Oo Ku Biiray Xisbiga KULMIYE, Kana Baxay Waddani.

0
Sunday January 14, 2024 - 15:16:26 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2308
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    BURCO: Maayarka & Ku Xigeenkiisa Oo Ku Biiray Xisbiga KULMIYE, Kana Baxay Waddani.

    "Labbadan mas'uulba waxay kasoo baxeen Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Labbadan mas'uulba waxay kasoo baxeen Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani."

Hargaysa (HWN) Maayirka magaalada Burco iyo ku xigeenkiisi ayaa  ku biiray xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye.

Labbadan mas’uulba waxay kasoo baxeen Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani.

Labadan masuul ayaa dhawaan ay doorteen Golaha deegaanka Degmada Burco kadib markii labdii masuul ee hore ee ay badeleen loo jeediyay dhaliilo xaga shaqada ah.
Loading...
Loading...