Golaha Wasiirada Jabuuti Oo Shir Ka Yeeshay Heshiiska Somaliland & Itoobiya.
"taas oo lagu tilmaamay mabda'a aan leexleexadka lahayn ee dalka Jabuuti"
Hargaysa (HWN) Shirkii u horreeyay ee sanadkan 2024 Golaha Wasiirada Jamhuuriyadda Jabuuti ka yeesheen arrimaha ku soo kordhay Gobolka ee Badda ayaa waxaa si cad kalfadhigan loogu taageeray Midnimada iyo Maxbannaanida dhuleed ee Soomaaliya, taas oo lagu tilmaamay mabda'a aan leexleexadka lahayn ee dalka Jabuuti.
Sidaa waxaa bartiisa X ku qoray Wasiirka Maaliyadda Jabuuti Ilyaas M Dawaleh, isaga oo intaas raaciyay in war-murtiyeedka rasmiga uu soo saari doono afhayeenka xukuumadda Jabuuti.
Loading...
Loading...