'' Wasiir Cawad Waxba Kuma Noola ''. W/Q: Ahmed Nour Guruje

0
Saturday July 06, 2019 - 15:58:56 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 2017
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Wasiir Cawad Waxba Kuma Noola ''. W/Q: Ahmed Nour Guruje

    Sawirkani waa wasiirka arrimaha dabada maafiyadda Mogdisho Mr Cawad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sawirkani waa wasiirka arrimaha dabada maafiyadda Mogdisho Mr Cawad

oo maanta hadal u jeediyay wadamadda xafiisyadda ku leh Magaaladda Mogdisho , isagoo saraakiisha xafiisyadda uu la hadlayay uga waramay naxdinta kasoo gaadhay safarka Madaxwayne Muuse Maafiyadda Magaaladda Mugdisho .

 

Hadaba marka la eego aragagaxa ka muuqda wajiga ninkan , sidda indhuhu usoo baxeen , khalkhalka iyo isdhaafka uu ku hadlayey ee xitaa uu gaadhay heer uu yidhaahdo ( Raysal wasaare Khayre safarkii ugu dheeraa ayuu kaga maqan yahay wadanka ) iyadoo la ogyahay in Khayre joogo Gobolka Gal-guduud ee Waddanka Somalia .

 

Sidaa markay tahay na , war weji buu ku yaalaaye ,waxaa sawirkan ka muuqata in aan wasiir Cawad waxba ku noolayn .

 

W/Q: Ahmed Nour Guruje


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...