Baroorta Somalia Ee Xaasidnimada, Xiqdiga Kusalaysal Gini Waa Mid Muujinaysa Awooda Somaliland By Xasan Maxamed Muuse

0
Saturday July 06, 2019 - 15:53:09 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1388
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baroorta Somalia Ee Xaasidnimada, Xiqdiga Kusalaysal Gini Waa Mid Muujinaysa Awooda Somaliland By Xasan Maxamed Muuse

    Waxaa Guul wayna in ay Somalia ka xanaaqday socdaalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Guul wayna in ay Somalia ka xanaaqday socdaalka
 guusha ku salaysan ee madaxwaynaha jamuhuuriyada Somaliland ku joogo dalka Gini” daba guclaynta  maamulka Somalia arimaha  Hormarka somaliland’ taasi waxay markhaati utahay inay Somaliland  Guulo baaxadleh gaadhay


Maadaama ay jiif iyo joogba diiday  maamulka muqdisho lagaga badiyeyna arimaha dibada  xiqdiga iyo baroorta wasiirka arimaha dibada Somalia waa mid  awood daro iyo xaasidnimo kusalaysan


Waxaanu siway ubarbartaaganaha guulaha   Madaxwaynaha qaranku hogaaminayo Mudane Muuse Biixi Cabdi

W/Q Xasan  Maxamed Muuse

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...