Xisbiyada Mucaaradka Oo Diiday Codsi Uga Yimid Muuse Biixi & Ururada Oo Aqbalay.
"Xisbiyada Mucaaradka Somaliland kamay hadal dhinacooga "
Hargeysa-(HWN)- Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ayaa ka baaqday kulan maanta ay la qaadan la haayeen Muuse Biixi Cabdi, kulankaasi oo uu dalbaday Muuse Biixi, sida lagu sheegay martiqaad uu udiray Xisbiyada Mucaaradka.
Xisbiyada Mucaaradka Somaliland kamay hadal dhinacooga sababta ay uga baaqdeen kulanka.
Dhinaca kale waxa uu Maanta Muuse Biixi kulan la qaatay Ururada Siyaasada Somaliland iyo masuuliyiin ka socday xisbigiisa Kulmiye, sida lagu sheegay war ka soo baxay madaxtooyada Somaliland.
Madaxtooyada ayaana sheegtay in kulankan lagaga hadlay shirkii jabuuti ku dhexmaray Somaliland iyo Somaliya iyo sidoo kale heshiiskii is-afgarad ee Somaliland iyo Itoobiya dhex maray ee ku saabsanaa Bada.
Hadhwanaagnews.
Hargaysa/Office.

Loading...
Loading...