Maxay Yihiin labada Mooshin Ee Saaka La Horkeenay Golaha Wakiilada Somaliland?

0
Sunday January 07, 2024 - 13:29:50 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3115
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxay Yihiin labada Mooshin Ee Saaka La Horkeenay Golaha Wakiilada Somaliland?

    "Maalinta berri ah ayaa loo codayn doonaa mooshinadan golaha la horkeenay"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Maalinta berri ah ayaa loo codayn doonaa mooshinadan golaha la horkeenay"



Hargaysa (HWN)  Fadhigii saaka ayaa Waxa mudanayaash golaha wakiilada Somaliland la hor keeney laba  mooshin oo kala ah.

 

1. Mooshin ah inholuhu soosaaro Go'aan Gole oo la xidhiidha Heshiiska Dawladda  Somaliland la gashay Dawladda Jamhuuriyadda Federaalka ah Ee Ethiopia.

 

2. Mooshin ku saabsan xil-gudashada golaha, waxaana shirguddoonku si xeer-hoosaadka waafaqsan ku wareejiya La-taliyaha Sharci Ee Golaha Garyaqaan Cabdiraxaan Hirad Jaamac si uu uga soo talabixiyo.

 

3. Sidoo kale waxa golaha lagu hor keenay Xeerka Dakhliga Shidaalka JSL

Maalinta berri ah ayaa loo codayn doonaa  mooshinadan golaha la horkeenay.

 

Bahda Warbaahinta Golaha

WAKIILADDA JSL

 

 


Loading...
Loading...