Siyaasadu Waa Khamaar Kasaare Iyo Faa'iido Labadaba Yeelan Kara ( Ali Biixi).

0
Sunday January 07, 2024 - 11:13:14 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 711
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Siyaasadu Waa Khamaar Kasaare Iyo Faa'iido Labadaba Yeelan Kara ( Ali Biixi).

    Wixii faa'iido u leh somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wixii faa'iido u leh somaliland



Heshiiskan waa inuu noqdaa mid aad u qoto dheer oo aad looga fekeraa

si aynu u kala ogaano

Wixii faa'iido u leh somaliland

Iyo wixii khasaare u leh.


 

1- Dhul waxa lagu bedeshaa dhul, sidaaas awgeed, waa in Dhulka Ethiopia laga kiraynaayo

Ama Lasiinaayo :-



In Ethiopia dhulkii Hawd and Reserve Area inoo soo celisaa,

oo Somaliland dib loogu soo celiyaa.


 

2- Inta aan la siin Dekeda iyo saldhiga waa inay Ethiopia marka hore qirtaa in ay u ictiraafsan tahay dal madax banaan somaliland.


 

3- In Baarlamaanka Ethiopia ansixiyaa 2-ba dan qodob .

 

4- Marka ay Ethiopia ictiraafto in ay somaliland tahay dal madax banaan, ayey 2-da dal wax wada saxeexan karayaan.


 

5- Dhinaca somaliland marka ay dalka Ethiopia ansixiso oo ku dhawaaqdo ee baarlaanku saxeexo, somaliland markaas bay heshiiskii iyo wada hadal la bilaabi kartaa.

 

6- Dhulkaa somaliland ee laga kireeyey dalka Ethiopia

Wixii kheyraad ah ee laga helo,

waxa iska leh dalka somaliland.


 

7- Saldhiga laga kiraynayaa dalka Ethiopia waa inaanu ka badan 3 ama 4 km .

 

8- 20 km


Waxa degi karaaya

3 million oo qof, markaa suurto gal maaha


In dhulka intaa le'eg laga kireeyo.

 

9- Somaliland waa inay ka heshaa kiro joogto ah sanad kasta oo ay u bixisaa Ethiopia si buuxadda.


 

10- kirada dekeda

Waa inay mudaysan tagay.


(11) Waa in mudadda lagu heshiiyey markay dhamaato, ay Ethiopia ka laalaabto, oo kacado, haddiin aan maamulka markaa ka jira Somaliland aanu heshiis dambe la gelin, iyadoo la eegaayo duruufaha markaa taagan.


 

Marka inta sare ku taalaa ay dhamays tairanto, talaabadda ku xigtaa waa in ay noqoto, afti laga qaado ummadda Reer Somaliland waxa ay ka qabaan, oo la waydiiyaa halka ay taagan yihiin, iyaka baan leh mudnaanta in la siiyo, wixii ay yidhaadaan waa inay ay ku khasbanaadaan labadda maamul, haddii kale waa ina wax kama jiraan arimaha hoos ku yaalaa. Sidase ay imika wax u socdaan, waxa ku jira khaladaad badan iyo isu hoos gelin, dhul boob iyo anaa kaa xoog weyn ee khasab igu sii waxan kaa rabo, taas oo uu hadda maamulllka askarigu baqdin uu ka qabo Ethiopia awgeed iyo isku kalsooni la'aan haysta uu u dedejinaayo, weliba ay u sii dheer tahay been uu ku maaweelinaayo ummada, isaga oo nefis siyaasadeed ka dhiganaaya, oo is leh rayiga dad majro gabaabi.


Ali Biixi.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...