Muse Biixi Distoor Jebintii Xuduudihii Somaliland Bay Kala Talawday.

0
Saturday January 06, 2024 - 11:37:34 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 768
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Muse Biixi Distoor Jebintii Xuduudihii Somaliland Bay Kala Talawday.

    Mandaqadda Somaliland Isbedel Xoogaa Ku Soo Socda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mandaqadda Somaliland Isbedel Xoogaa Ku Soo Socda.


Alahayaw Maxay Noqon Ninkii Awrkii Lacag Siistay- Awr Heeryadiisa Cuna Kud Ha Dilee Waayaha Dambuu Kurusku Hoolmaa.


 

Wadanka Somaliland Intii Xisbiga Kulmiye Yimi Waxay Caadaysteen Distoor Jebin Iyo Sharci Daro Badan Oo Wadanka Gudihiisa Ka Dhacday Oo Dhiig Badani Ku Daatay Dulmi Badan Oon La Soo Koobi Karin Ka Dhacay Kana Jiro Illaa Maanta. Taa Waxaa Suuro Gelinayey Muse Biixi Oo Isagu Isu Ahaa Maxkamadda Sare, Xeer Ilaalin, CiidamoQaranka, Maaliyadda Iyo Waxaba Isagu Isu Ahaa. Wax Walbana Isu Ahaa. Kibirkii Iyo Boobkii Maanta Xuduuddii Somaliland Iyo Distoor Jebintii Waxuu Ula Tegay Wadanadii Jaarka Ee Meel Ay Uga Soo Dhacaan Badda Iyo Dhulka Somaliland Rabay Oo Ethiopia Ah.



 

Hubaal Berri Markay Degto Saylac Iyo Lawyacaddo, Sacaadadiin Iyo Xadka Jidhi Ee Ay Ictiraaf Iyo Share Ka Ethiopan Airline Ay Diido. Seddex Million Oo Ethiopian Ahsoo Geliso Somaliland,Miiska Sharciga Waa Lagaaga Xoog Rooraanayaa. Waayo Distoorkii Somaliland, Kii Somalia Waad Jebisay, Distoorkii Ethiopia Muse Waad (Black Mail) Tay


Maxkamadda Caalamiga Ah Somalia Iyo Ethiopia Way Kugu Soo Oogayaan Dembiga Dhulkaa Ethiopia Qaadatay Share Ka Ethiopian Airlines Ku Helimaysid

Distoor Jebintaada (Nul And Voide Case)Ka Dhigaysa.


 

Ethiopia Markay Base Keeda Degto Waligeed Ka Kicimimayso, Aagga Illaa Tuulalada Jidhi 50 Kilometre Square Way Xidhan Si Nabad Gelyada Saldhiga Iyo Dekadooda Aan Loogu Soo Dhowaan. Djabouti Iyo Somaliland Dhul Ethiopia Ah Baa U Dhexeyn Doona. Djabouti Xukunkeedu Wuu Ka Wareegayaa Ciise Oo Canfarta Ayuu U Wareegayaa Markaa Labada Dekadoodethiopia Ayaa Ka Talin Doonta. Awal Iyo Samaroon Hadday Oroma Ayaanu Nahay Kusii Adkaystaan Oo Liqaan Falsafadda Muse Ee Waalan Berberina Iyo Hargeysa Dagaalo Ba'an Baa Soo Foodsaaraya.


 

Dadka Xabashi La Dabaaldegayaa Waa Caadifad Bil Seddex Ha , Runtu Waysoo Muuqan Dhowaan. Somaliland Na Gacanta Muusay Ku Burburtay. Imika Harti Oodhan Muse Wuu Laayey Way Ka Goeen Somaliland, Garxajis Na Wuu Ku Daba Jiraa Isagu Wuu Caddeeyey Inaanu Oromo Ahayn. Reerka Habarjeclo Waa Feejig Yihiin Weligood Halka Garxajis Maray Bay Mari Doonaan Hubaal.


 

Faaliye Ma Ihi Ee Waa Odoros Ruug Caddaa.

 

Mandaqadda Somaliland Isbedel Xoogaa Ku Soo Socda.


 

Wa Bilaahi Tawfiiq

 

Qoraa Bashe-Buurdhegsyste.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...