Daruuraha nuxuusta wata ee dul hoganaya Somaliland iyo khataraha ka soo socda heshiiska Muuse Biixi soo galay.

0
Thursday January 04, 2024 - 10:23:50 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 724
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Daruuraha nuxuusta wata ee dul hoganaya Somaliland iyo khataraha ka soo socda heshiiska Muuse Biixi soo galay.

    Garwaaqsada in dad gaadhaya 130 Malyuun aanay ku fileyn 20 Km.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garwaaqsada in dad gaadhaya 130 Malyuun aanay ku fileyn 20 Km.




Maqaal faahfaahsan ayaan ka soo diyaarinayaa khataraha ka soo socda Heshiiska Muuse ku siiyey Badda iyo berriga Somaliland dowlada Itoobiya inshallah, laakiin waxaan soo hormarinayaa dhowr khatarood oo ka mid ah khataraha dhow ee ku dhex duugan heshiiskan.

Khataraha fog waxaan u dhiganayaa maqaalkeyga dembe.



Khataraha dhow:-


1. Garwaaqsada in dad gaadhaya 130 Malyuun aanay ku fileyn 20 Km.


2. Doorasho iyo demoqraadiyad Somaliland ka samra. Waana ujeedada u weyn ee Muuse ka leeyahay Heshiiskan.


3. Kuqanca oo aamina in Somaliland ka mid noqotay kilill ka mid ah Kilillada Itoobiya, Muusena noqonayo in Cagjarka Somaliland.


4. Ku xisaabtama 3000 oo New Polis ah oo Ogaadeen ah oo la soo dejiyo Seylac iyo Gabiley dhexdooda.


5. Hadaad maqli jirteen Jeel Ogaadeen, u diyaar garooba Jeel Isaaq xeebaha Seylac laga furo.


6. Masaajida oo kabaha lala galo, Culimada oo la ogaadhsado iyo xaaladii tuulada Jamac Dubbad ee degmada Gaashaamona u diyaar noqda.


Maqaalkain kaa xoogbadan, Ushaada looma dhiibto. oo dhameystiran waa soo wadaa…

Qore. Naaleeye.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...