Doorashiyo Dagaal,Dalku Qaadikarimayo,Midkoodba Dib Loo Dhigi.

0
Tuesday January 02, 2024 - 11:20:34 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 538
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Doorashiyo Dagaal,Dalku Qaadikarimayo,Midkoodba Dib Loo Dhigi.

    Tu Khaas Ahna Bahada H/W Iyo Akhristayaasha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tu Khaas Ahna Bahada H/W Iyo Akhristayaasha.



Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

 

Tu Khaas Ahna Bahada H/W Iyo Akhristayaasha.


 

 

Doorashiyo Dagaal Dawladani,Daafad Uma Hayso,

 

Dareen Ruux Lehoo Nool Ayaan,Daadifeyn Nabade,



 

Damqasho Iyo Damiir Laawahaa,Loogu Dawgalaye,

 

Dirir Bay Ku Baaqdeen,Kuwaan Qaran Danaynayni,


 

Duulaanuun Dar Kugu Soo Wadoo,Diidan Jiridadan,

 

Idirqiyo Dulqaadkina Dhamaa,Daahshayeen Wadaye,


 

Dhaxaan Laba Dibleeyaye,Dhawaan Waan Dagaalami,

 

Dugsana Maayo Ceebte,Hadeer Dabaradaan Goosan,


 

Dadkani Heegan Weeyan,Difaaca Loo Diyaar Yahaye,

 

Dumarkaaba Hubkii Qaatayoon,Dib Uga Laab Maynin,


 

Daayin Wuxu Ka Qaybshaba,Dagaal Baan La Hurahayn.


 

Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...