Doqoni Qiiq Kama Kacayso,Dalkiisa Daniyo Ka Eexday,Jabuuti La Dagaala Maaya.

0
Sunday December 31, 2023 - 11:31:24 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 633
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doqoni Qiiq Kama Kacayso,Dalkiisa Daniyo Ka Eexday,Jabuuti La Dagaala Maaya.

    Daraad Dawlada Shirayay,Haddii Dani Uu Xanaqay,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daraad Dawlada Shirayay,Haddii Dani Uu Xanaqay,




Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

 

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


 

 

Daraad Dawlada Shirayay,Haddii Dani Uu Xanaqay,

 

Dan Weeyan Somaliyeedo,Dadweynu Soo Dhaweeye,



 

Hal Diidana Laguma Sheegin,Ninkii Duday Yeelkadii,

 

Dadaalkiyo Horumarkeena,Kuwa Dabraye Xidhaya,


 

Duulka Dani Ugu Horeyo,Dagaalka Shababta Diide,

 

Duminaaya Dalkiisi Hooyo,Budlaan Kala Dilay Dadki,


 

Dab Sudhay Deriskiisa Sool,Doorasho Inu Hawasto,

 

Darba Sacabkaw Tumaayo,Dadkooday Caayayaanun,


 

Dawlada Fedaral Da’doda,Dalkaba Tii Ugu Horeysay,

 

Dadaalkii Dadkedu Waday,Dubayba Way Dhaafilaydeh,


 

Doqoni Qiiq Kama Kacayse,Daniba Dunidaba Ka Reebay,


 

Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...