Maxuu U Burburey, Shirkii Xasan Sheekh Iyo Muuse Biixi

0
Friday December 29, 2023 - 20:10:53 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 5293
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxuu U Burburey, Shirkii Xasan Sheekh Iyo Muuse Biixi

    "Waxa xoguhu tibaaxayaan, in Mareykanku ka calool-weydsanyey joogitaankiisa Jabuuti, "

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxa xoguhu tibaaxayaan, in Mareykanku ka calool-weydsanyey joogitaankiisa Jabuuti, "


 

Xogaha rasmiga ah, ee laga heley kulankii maanta, oo dhexdhaxaadinayey Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele, kaas oo daarna arimo dhaqaale oo kaliya, una kala saafnaa sidan:

 

 

1) Berbera oo Mareykanku rabo.

 

2) deyn hor leh, oo IMF tu, siinryso Somalia(ay Somaliland ku jirto).

 

Hadii aynu ku horeyno ta 1aad, saldhiga badda ee Berbera waxa talo Culus ka jeediyey, madaxweyne Ismaciil Cumar Geele, oo sheegey in dalkiisu diidey in laga weeraro Yemen, mareykankuna dab la ordayo aaney Soomaalidu xamili karin xiligan lagu jiro.

 

Waxa xoguhu tibaaxayaan, in Mareykanku ka calool-weydsanyey joogitaankiisa Jabuuti, rabana in uu ka diga rogto, sababo ay ugu muhiimsan tahey.

 

In dhaqdhaqaaq milatari ee Ciidanka Mareykanku aad u xadidantey.

 

Iyo in goob ay ciyaarsiis iyo dab rid ku sameyn jireen gudaha Jabuuti, ay hadda xukuumadda Jabuuti u gacan galisey China, Maxadweyne Ismaaciil na hada China aad ugu dhaga nugulyey.

 

Muuse Biixi, wey ku adkaatay,   in uu diido Ismaaciil Cumar Geelle, sababta oo ah, Jabuuti waa daaqada kaliya ee Xukuumadda SL ka kulaasho caalamka, wax wada cun hoosana ka dhexeeyo, oo aanu hadda iska indha tiri karin.

 

2) Dhankii deynsiinta inta kagasoo hagaagtey Somaliland, dawladda mareykan waxa ay ku xidhey shuruud ah, in hore maalgalino badan oo Somaliland heshey, laga helin wax la xisaabtan ah, halkeey mareyna la garaneyn.

 

Ururadada bulshada ee 7da ahaa, ee deeqahaas qaabili jireyna yihiin, taabeele, ku adeegsato xukuumadda somaliland, sidaas darteed Mareykanku dad uu la xisaabtamo, oo qurbaha jooga gudahana wax ka tari kara, u dhiibi doono mashaariicda lagu fulinayo, deynta Somaliland heleyso.

 

Ururada la magacaabey oo kuwo haween iyo horumarineed ku magacaaban waxa la saarey xayiraad.


Loading...
Loading...