Runtiibaa Farah Murtiila Phone U Soo Dirtay, Wadani Dadku Ha Wada Galo.Nabad Halkaasaa Ugu Dhaw.

0
Thursday December 28, 2023 - 08:57:49 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1164
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Runtiibaa Farah Murtiila Phone U Soo Dirtay, Wadani Dadku Ha Wada Galo.Nabad Halkaasaa Ugu Dhaw.

    Wararka Shirarka UK Ka Dhacay Waxaa Ugu Mudnaa Xaqiiqada..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka Shirarka UK Ka Dhacay Waxaa Ugu Mudnaa Xaqiiqada..


Shir Si Heer Sare Ah Loo Soo Agaasimay Ayaa Ka Dhacay Wadanka UK Magaalada Buuraha Pinnine Ku Dul Taal Ee Sheffield, Meesha Waxaa Lagu Naanaysaa ROOF OF ENGLAND. XUKUUMADA MUSE BIIXI BUURAHA SIDEEDABA CUQDAD BAY KA QABTAA.


 

Shirkaa Waxaa KalooKasoo Qayb Galay Madax Badan Oo Sawirkooda Aragtaan Oo Wada Qiimo Badan Waxaana Hogaaminayey Xildhibaanka Mayalka Adag Ee Baarlamaanka Somaliland Xildhibaan FOOD Oo U Xog Waramay Mujtamaca Reer Somaliland Ee UK.



 

Wararka Shirarka UK Ka Dhacay Waxaa Ugu Mudnaa Xaqiiqada Wadanka Ka Jirta SHAN Qodob:


 

1- Anaanuu Muse Doorasho Iyo Degnaan Wadanka Somaliland Ka Rabin Oo Uu Kolba Khilaaf Hor Leh Oonuu Wax Faaiida Ah Isagiyo Wadanku Ka Helayn Bal Se Ay Soo Dedejinayso Gobolo Googo A Iyo Dagaalo Sokeeye.


 

2- Inay Cid Walba U Caddaatay In Maamulkii Daryeeli Waayey Ciudankii Jiidda Hore Oo Qiimo Beeleen.


 

3- Marinkii Baabal Mandab Ee Wadanka Wax Usoo Mari Jireen Oo Dhibaato Ka Bilaabantay Oo Maceeshadii Iyo Wax Kala Iibsigii Istaagay Oo Muse Biixi Maamul Xumadiisii Uuna Yahay Qof Ayaan Daran.


 

4- Goaankii U Dambeeyey Ee Gacanlibaax Heshiiskii Oo Uu Hadda Ka Soo Horjeestay Reeruhuna Talaabo Ka Qaadayaan Imika.


 

5- Caafimaad Darro La Soo Deristay Shantii Nin Ee Wadanka Hogaanka U Hayey Oo La Qarinayo.


 

Waxaa La Gudboon Reer Somaliland Nin Shir Qaran Lagu Dhawaaqo Oo Wadanka Lagu Badbaadiyo Waayo Madaxweyne Biixi , Mohamed Kaahin, SULEIMAN GAAL, Maskaxdooda Wax Curintii Way Is Taagtay Wax Laga Sugaana Ma Muuqato.


 

ABWAANKA Weyn Ee Farah Murtiile Oo Hor Kacaya Kooxaha Fannaaniinta Wuxuu Shirarka UK Kaga Dhawaaqay In Xisbiga Wadani La Galo Si Ummadda Reer Somaliland Loo Kala Badbaadiyo.


 

Wa Bilaahi TAWFIIQ

 

Qoraa BASHE-BUURDHEGSYSTE.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...