DHAMBAAL TACSI AH: 28/12/2023.

0
Thursday December 28, 2023 - 08:52:55 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 553
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DHAMBAAL TACSI AH: 28/12/2023.

    INNAA LILAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

INNAA LILAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN





Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JSL Aadam Xaaji Cali Axmed, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, ehellada, qaraabada, asxaabta iyo Shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay AHN Marxuum ganacsade Axmed Daahir Cumar (Baxsane) oo Shalay ku geeriyooday magaalada Hargeysa.


Guddoomiyuhu waxa uu marxuumka ku sifeeyay ganacsade kaalin weyn kaga jiray arrimaha sama-falka, isla markaana ka soo qayb qaatay dib-u-dhiskii iyo nabadayntii dalka.

Guddoomiyuhu waxa uu marxuumka Ilaahay uga baryayaa in uu naxariistii Janno ka waraabiyo, qoyska, ehellada, asxaabta iyo Qaranka Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo.
AAMIIN AAMIIN AAMIIN
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...