Kaah Iyo Wadani Oo Iskaashadaa,Xalkay Keenayaan,Kaynaano Bari Iyo Kala Fogayn.

0
Wednesday December 27, 2023 - 10:24:23 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 525
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kaah Iyo Wadani Oo Iskaashadaa,Xalkay Keenayaan,Kaynaano Bari Iyo Kala Fogayn.

    Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayasha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayasha.



Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim[Ascwrwb]

 

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayasha.


 

 

Kaah Iyo Wadani,Way Iskashaden,

 

Korodhsiimadaa,Kulmiyay Raban,



 

Kala Tuuristeed,Mase Keenayaan,

 

Kaalintu Ku Jiro,Ma Kafaynayaan,


 

Koolkoolin Iyo,Kaftankii Dhamaa,

 

Kashifba Dhaco,Kalkan Lays Ogaa,


 

Kulayliyo Qabow,Koobku Wadajiro,

 

Kaar Iyo Xanun,Ninba Kuu Ka Helo,


 

Kabanu Ka Dhami,Wuxu Kaydsadee,

 

Kismayiyo Kisted,Kalgacayl Ma Jiro,


 

Kal Horu Wadani,Kohdayo Hadhaye,

 

Kaahiyo Kulmiye,Koornigay Heleen,


 

Kolay Way Hayaan,Waana Lagu Hubaa,

 

Hantidii Dadke,Halaloobiyo Haanedo,


 

Haaneedkaw Qabto,Halayu Ku Hadhin.

 

Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...