Nabar Iyo Naxdini Nitaakhay Badeen,Dadka Xamar Ku Nool,

0
Tuesday December 26, 2023 - 10:26:48 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 452
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nabar Iyo Naxdini Nitaakhay Badeen,Dadka Xamar Ku Nool,

    Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha



Bismillah Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

 

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha


 

 

 

Nabar Iyo Naxdini,Naafay Noqdeen,

 

Nuuxnuuxsan Karin,Naanays Qaba,



 

Nadaamba Jire,Nacasyadu Ma Oga,

 

Nuurka Soo Baxiyo,Necawda Timid,


 

NimcadayHeleen,Shacabkii Necba,

 

Noolaa Dadkay,Nitaakhaynayeen,


 

Nabarki Bogso,Nacabkii Ku Dhigay,

 

Nasto Xamar Ka Baxe,Naxdini Baqa,


 

Noocyadii Xuma,Ummadani Ka Nool,

 

Nabsigu Galiyo,Nabarki Ku Maqan,,


 

Naxli Huursadow,Nijasti La Maydh,

 

Nabariyo Naxdini,Maleh Naawilaad,


 

Nalkoodii Demyo,Nuurba Bedelay

 

Nadamkii Xumaa,Ka Nadiifi Xamar,


 

Naasnaasiniyo,Nabara Ku Maqan,

 

Naarta Aakhirna,Nacayba U Dheer,


 

Naxariis Aduun,Nabad Yanay Helin,

 

Nafaryanu Urin,Nidaam Dawladed,


 

Nuguliyo Dhalaan,Nurkii Haween,

 

Nafahu Diliyo,Intee Naafo Taal.


 

Ismail Abdillahi Handuleh.

 

,

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...