Beesha Warsangeli Oo Magacawday Xubnaha Ku Matalaya Baarlamaanka Puntland.
Hargaysa (HWN) Beesha
Warsangeli ayaa xulay sagaal xildhibaan
oo beeshaasi ku mateli doono baarlamaanka Puntland.
Isimada dhaqanka iyo Suldaanka Guud ee Beesha Warsangeli ayaa sidan Barlamaanka Puntland u qaybsaday.
1- Cabdirashiid Yusuf
Jibriil - Bahmajeerteen iyo Bahwadaagteeda.
2- Cabdicasis Ahmed
Salaah - Warlabe.
3- Maxamed Farax
Maxamed - Bihidoor/Bahwadaag
4- Siciid Ibaraahin
Caarshe - Aadan Siciid
5- Mursal Maxamuud
Cabdi - Gaashaanbuur.
6- Cabdiqadir Salax
Cali - Reer Saalax.
7- Cabdirisaaq Axmed
Siciid - Yuusuf Haruun
8- Cali Axmed Maxamuud
- Reer Cali Muse
9- Maxamed Cawil Dalaf
- Ugaaryahan-Haaruun.
Magacaabista sagaalkan
xubnood ayaa ku soo beegmaya xili garaadada Dhulbahnte ay diideen inay ka qayb
qaatan Baarlamaanka Cusub ee Puntland.