Wadku Waa Ma Huraane,Wadankaaga U Hiiliyo,Haw Wakiila Cadaawe.

0
Monday December 25, 2023 - 11:26:06 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 335
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wadku Waa Ma Huraane,Wadankaaga U Hiiliyo,Haw Wakiila Cadaawe.

    Weynahii Ku Abuuray,Waajibadku Ku Saaray,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weynahii Ku Abuuray,Waajibadku Ku Saaray,



Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

Tu Khaas Ahna Bagda H/W Iyo Akhristayaasha.


 

Weynahii Ku Abuuray,Waajibadku Ku Saaray,

Weynayntiisa U Horayse,Wakhtigeda Salada,



Wafeeyoo Ku Dadaalo,Wahsibu Ku Geshaaye,

Waswaaskayska Ilaasha,Weydaynaya Wanaag,


Waalidkana Labeeyo,Wadankaa Saddexeeyah,

Waari Mayno Ileene,Waayahaan,Ifkan Joogno,


Welgiinba Xasuusto,Wadnaha Aynu Ku Hayno,

Weerar Goortu Yimaad,Hawga Waban Cadawe,


Waajibaayo Dagaalku,Wax Ha Yeelin Islaamke,

Hanaw Gargaarin Wabiinna,Warankaga Afayso


Wehel Gaalo Ha Moodin,Ha Weynayn Amarkod,

Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...