Qaabka aad ku heleyso cilmi aad usareeya

0
Sunday December 24, 2023 - 10:31:18 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 525
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaabka aad ku heleyso cilmi aad usareeya

    sameyso hadaf cad oo aad dooneyso inaad xaqiijiso..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

sameyso hadaf cad oo aad dooneyso inaad xaqiijiso..



Iibso cajalado barnaamijyo cilmi ah si is daba joogana udhageyso waad ogtahay in cajaladuhu iska jaban yihiin meel walbana yaalaane


iibso kutubta aad jeceshahay oo akhri kutubta ku dhiiragaleysa ugu yaraan maalin walbo labaatan daqiiqo waa suuragal inaad ka tagto cunada lakiin haka tagin akhriska



sanadkii ugu yaraan xaadir labo muxaadaro oo cilmi ah

Baro luqad cusub maalin walbo ka baro qaamuus kalmad cusub mudo sanad gudaheeda luqadaas wax badan baad ka baran doontaaye


sameyso hadaf cad oo aad dooneyso inaad xaqiijiso oo aad horyaal ka noqoto kuna dadaal xaqiijintiisa dadka guuleystaa waxay shaqeeyaan ugu yaraan maalintii toban saacadood ilaa 12 saacadood


aroortii hore u toos si aad uhesho waqti aad ku fikirto fikrado cusub oo qor fikrad kasto oo fican oo kugu soo dhacda kadibna ku dhaqaaq inaad fuliso fikradaha fiican oo shaqadaada hormarinaya


had iyo jeer hakuu yaaloqalin yar iyo kitaab yar oo xusuus qor ah sariirtaada agteeda si markasta fikrad fiican kugu soo shacdaba aad ugu qorto


Aroor kasta inta aanad shaqada tagin is weydii maxad maanta sameyn kartaa si aad shaqadada uhor mariso kadibna qor hurdada ka hor


Is weydii maanta shaqadii kuu qorsheysneyd maxad ka qabatay sideese uqabatay

Beri hadii aad noolato maxad is leedahay waad ka badali doonta shaqadaada oo tii shalay ka duwan oo ka hormarsan qor iyadana


Aqligaaga wanaagsan ka dalab inuu kuu soo bandhigo fikrado hormarinaya xirfadada shaqo


Qore Dr ibrahim Al-fiqi

Buuga tobanka fure guusha

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...