Ceeryaamada Aroortiyo,Caad Baad Cir Moodeen,Ku Rarteen Caruurtiina.

0
Sunday December 24, 2023 - 10:15:50 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 415
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ceeryaamada Aroortiyo,Caad Baad Cir Moodeen,Ku Rarteen Caruurtiina.

    Tu Khaas Ahana Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tu Khaas Ahana Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

 

Tu Khaas Ahana Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


 

 

Ceeryaamada Aroortiyo,Caad Bay Ku Guureen,

 

Caruuraha Cabsiiskay,Ciru Hooray Moodeeno,



 

Calooshooda La Ciyaarku,Ciil Kama Koraayaan,

 

Cadawgii Isurursaday,Cayniyo Sanaag Sheegtay,


 

Cidkastaaba Diidayo,Caaqilo Iyo Garaadadoodi,

 

Cabdimadoobe Haystaayo,Caaway Cabsanayaan,


 

Casaanyada Sideed Baad,Dhankasta U Cararten,

 

Cakiran Mooradiiniiye,Cakuyeey Talo Xumantiin,


 

Caabudwaaq Iyo Gedahaan,Caynaba Ku Xidhayaa,

 

Cirka Awrka Joogiyo,Cirsanka Yeedhka Kuu Ciyay,


 

Caqligi Farmaajo Ciidaan Ismarin,Caqiyo Warkisi,

 

Ismail Abdillaahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...