Maayarkii Hore Ee Burco Oo Wareejiyay Dayn Dhan $2,899,000.
"$2,899,000 (laba milyan sideed boqol, sagaal iyo sagaashan kun oo dollar)"
Hargaysa (HWN) Xafladda
xilwareejinta maamulka cusub ee Degmada Burco iyo maamulkii hore ee Degmadaasi ayaa hada ka socota
Caasimadda Gobolka Togdheer ee Magaalada Burco.
Munaasibadan
xilwareejinta waxa ka soo qayb galay maamulka Gobolka Togdheer, Cuqaal,
Waxgarad iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilladda Somaliland.
Waxa xusid mudan in $2,899,000
(laba milyan sideed boqol, sagaal iyo sagaashan kun oo dollar) oo deyn ah ay
maanta wareejiyeen maayirkii iyo ku-xigeenkii Burco ee xilka laga qaaday.
Loading...
Loading...