Caanaa Laga Dhamaa Nabada,Cuud Lagu Dhaqdaa Nabada,Colaad Kii U Baaqaana Casharkeeda Wuu Heli.

0
Saturday December 23, 2023 - 10:59:39 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 587
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Caanaa Laga Dhamaa Nabada,Cuud Lagu Dhaqdaa Nabada,Colaad Kii U Baaqaana Casharkeeda Wuu Heli.

    Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.




Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.



Cadawga Somalilane,Caradeena Weeraray,

Kuweena Cabsanaya,Ceeb Bay Xambaarteen,


Calankeenan Sudhane,Caqiidada Islaamiyo,

Casharadu Ku Qoranyin,Caasiyiinta Diideen,


Colaadiyo Dagaalada,Cudud Baan Sugayaye,

Cuno Ruux Ku Dhafsaday,Cadaqate Weeyaan,


Ciidani Guurimaysee,Ha Iska Cararo Kii Nacay,

Cagta Ana U Dhigaye,Ciidankayga Lama Jebin,


Ciirada Isqabanooy,Ciidu Kula Dhaqaaqiyoo,

Dhirta Kugu Cartamiyo,Cadawgeda Qarinayn,


Cisho Aan Fogayn,Ceeyoon Baad Ka Sheekayn.

Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...