Kulmiye Waa Kudiyo Kaar,Kuwa Kalena Kaba Daran, Kalkoodii Dhamayste,Ummadana Kadedee,Kahina Waa U Danbeeya.

0
Thursday December 21, 2023 - 09:53:28 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 490
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulmiye Waa Kudiyo Kaar,Kuwa Kalena Kaba Daran, Kalkoodii Dhamayste,Ummadana Kadedee,Kahina Waa U Danbeeya.

    Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha...



Bismillahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

 


 

 

Karka Waxa Keena,Kulaylka Weeye Dherige,

 

Kaftan Soo Dhamaayo,Kobtii Ugu Saraysiyo,



 

Kalkii Ugu Danbeyiyo,Kodadii Bay Maraysaa,

 

Kaadiriin Badbaadsha,Kariimba U Danbeyo,


 

Kaalintii Banaan Tahay,Kulmiyaana Taliye,

 

Kii Ku Lulanlahiyo,Karisxume Ha Lagu Qado,


 

Kaltanka Iyo Isudhiibkan,Koolkoolinayniyo,

 

Kaynanada Hayanki,Kayn Dogan Kuma Furin,


 

Kabadarane Karinlihi,Kebediyo Karbash Diid,

 

Karina Maayo Geediga,Keenadiina Ma Ogola.


 

Ismail Abdillahi Handuleh

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...