DEG DEG: Wasiir Khadiija Maxamed Diiriye oo geeriyootay.

0
Wednesday December 20, 2023 - 15:06:46 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1970
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG: Wasiir Khadiija Maxamed Diiriye oo geeriyootay.

    Wasiirka ayaa dhowrkii maalmood ee tegay...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka ayaa dhowrkii maalmood ee tegay...



May be an image of 1 person and headscarf


Allah ha u naxariistee, waxaa goordhow magaalada Jabuuti ku geeriyootay wasiirkii haweenka iyo xuquuqul

 insaanka Soomaaliya, xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriye,


 

Wasiirka ayaa dhowrkii maalmood ee tegay ku jirtay isbitaal ku yaalla magaalada Jabuuti, oo ay ku

xanuunsaneyd.

Loading...
Loading...